Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Taliyaasha iyo Agaasimayaasha uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay taliyaal ciidan iyo sidoo kale Agaasimaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Taliyaasha ciidan uu Madaxweyne Farmaajo magacaabay ayaa isugu jira kuwa horey oo khibrad badan u leh kuna soo dhax jiray ciidanka iyo kuwa cusub oo dhawaan kusoo biiray ciidanka. Halkan ka Akhriso Magacyada … Continue reading Akhriso Magacyada iyo Qabiilada Taliyaasha iyo Agaasimayaasha uu Magacaabay Madaxweyne Farmaajo